Oo leh Shaybaar Dhameystiran
Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
Daaweynta PRP (Platelet-Rich Plasma): Si loo adkeyo dhumucda timaha ama iyo xalliyo dhibaatooyinka la xiriira timo yarada.
Daaweynta Maqaarka, Timaha & cidiyaha: Loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn.
Hydrafacial: Daaweyn wejiga ah oo loo adeegsado si loo yareeyo finan , qalayl maqaarka ah iyo nadiifin guud oo qoto dheer.
Microneedling: Daaweyn loogu talagalay finan, nabaro hore iyo dhibaatada maqaarka ee ka dhasha uurka.
Cryotherapy & Electrocautery: Daaweyn loogu talagalay sunniyaha maqaarka iyo burooyinka yaryar.
Ionophoresis Therapy: Daaweyn loogu talagalay dadka aadka u dhidida.
Qalliinka Fudud ee Maqaarka & Ilkaha: Daawaynyo fudud oo qalliino yaryar ah.
Cinwaan: Bole, Bulbula, Maryam Mazoria, Tsehaye Building
Telefoon: 0912050354 ama 0967253625
Tila – Xarunta Gaarka ah ee Daaweynta Maqaarka & Qaybaha Jirka