Tila – Xarunta Gaarka ah ee Daaweynta Maqaarka & Qaybaha Jirka

Oo leh Shaybaar Dhameystiran

Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo kala duwan oo ay ka mid yihiin:

Daaweynta PRP (Platelet-Rich Plasma): Si loo adkeyo dhumucda  timaha ama iyo xalliyo dhibaatooyinka la xiriira timo yarada.

Daaweynta Maqaarka, Timaha & cidiyaha: Loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn.

Hydrafacial: Daaweyn wejiga ah oo loo adeegsado si loo yareeyo finan , qalayl maqaarka ah iyo nadiifin guud oo qoto dheer.

Microneedling: Daaweyn loogu talagalay finan, nabaro hore iyo dhibaatada maqaarka ee ka dhasha uurka.

Cryotherapy & Electrocautery: Daaweyn loogu talagalay sunniyaha maqaarka iyo burooyinka yaryar.

Ionophoresis Therapy: Daaweyn loogu talagalay dadka aadka u dhidida.

Qalliinka Fudud ee Maqaarka & Ilkaha: Daawaynyo fudud oo qalliino yaryar ah.

Cinwaan: Bole, Bulbula, Maryam Mazoria, Tsehaye Building
Telefoon: 0912050354 ama 0967253625

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *